{"id":134059,"date":"2021-03-01T13:20:11","date_gmt":"2021-03-01T18:20:11","guid":{"rendered":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/rewards\/mahad-karate\/"},"modified":"2023-04-06T16:08:55","modified_gmt":"2023-04-06T20:08:55","slug":"mahad-karate","status":"publish","type":"rewards","link":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/rewards\/mahad-karate\/","title":{"rendered":"Mahad Karate"},"content":{"rendered":"\n<p>Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $10 milyan ciddii keenta xog ku saabsan Mahad Karate, oo sidoo kale loo yaqaan Cabdirahman Maxamed Warsame. Karate waaa sidii ku xigeenka hooska al-Shabaab oo kale. Karatee wax buu ku leeyahay mas\u2019uuliyad ah amarka Amniyaadka, garabka sirdoonka iyo amniga ee al-Shabaab, iyo sidoo kale dhaqaalaha kooxda.<\/p>\n\n<p>Amniyaatka ayaa door muhiim ah ka qaata fulinta weerarada ismiidaaminta iyo dilalka qorsheysan ee ka dhaca Soomaaliya, Kenya iyo dalalka kale ee gobolka, waxayna taageero dhanka saadka ah u fidiyaan dhaqdhaqaaqyada argaggixisada ee al-Shabaab. Amniyaat-ka ayaa mas\u2019uul ka ahaa weerarkii dhacay bishii Abriil ee sanadkii 2015-kii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa ee dalka Kenya, kaasi oo lagu dilay ku dhawaad 150 qof oo badankooda arday ahaa.<\/p>\n\n<p>Taariikhdu markay ahayad 10ka bisha Abriil, 2015, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa Karate waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Karate hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Karate la sameeyaan.  Taas waxaa dheer, waa dembi in si oggaal ah al-Shabaab loogu fidiyo, ama la isku dayo ama loola shaqeeyo in loo fidiyo, taageero walax ama khayraad, Urur Argaggixiso Shisheeye ee Mareykanka u aqoonsaday.<\/p>\n","protected":false},"featured_media":41596,"menu_order":0,"template":"","hostages-kidnapping":[],"gender":[3453],"crime-category":[3452],"location-country":[3457],"region":[3394],"election-interference":[],"organization":[3461],"dprk":[],"cyber":[],"featured-terrorist":[],"class_list":["post-134059","rewards","type-rewards","status-publish","has-post-thumbnail","hentry","gender-lab","crime-category-argaggixisonimo-shakhsi","location-country-soomaaliya","region-afrika-saxaraha-ka-hooseeya","organization-al-shabaab-so"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/rewards\/134059","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/rewards"}],"about":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/rewards"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/41596"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=134059"}],"wp:term":[{"taxonomy":"hostages-kidnapping","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/hostages-kidnapping?post=134059"},{"taxonomy":"gender","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/gender?post=134059"},{"taxonomy":"crime-category","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/crime-category?post=134059"},{"taxonomy":"location-country","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/location-country?post=134059"},{"taxonomy":"region","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/region?post=134059"},{"taxonomy":"election-interference","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/election-interference?post=134059"},{"taxonomy":"organization","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/organization?post=134059"},{"taxonomy":"dprk","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/dprk?post=134059"},{"taxonomy":"cyber","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/cyber?post=134059"},{"taxonomy":"featured-terrorist","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/featured-terrorist?post=134059"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}