{"id":133192,"date":"2021-03-01T13:19:56","date_gmt":"2021-03-01T18:19:56","guid":{"rendered":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/rewards\/faruq-al-suri\/"},"modified":"2022-05-20T02:11:49","modified_gmt":"2022-05-20T06:11:49","slug":"faruq-al-suri","status":"publish","type":"rewards","link":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/rewards\/faruq-al-suri\/","title":{"rendered":"Faruq al-Suri"},"content":{"rendered":"\n<p>Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan Faruq al-Suri, oo sidoo kale loo yaqaano Samir Hijazi ama Abu Hammam al-Shami. Al-Suri waa hogaamiyaha ururka argaggixisada ee Hurras al-Diin (HAD) iyo xubin ka tirsan al-Qaacida (AQ) ee ka howlgabay.<\/p>\n\n<p>Al-Suri wuxuu ahaa tababbare sare oo ka tirsanaa ciidamada ka hortagga AQ hoggaanka sare ee Sayf al-Adl Afghanistan ee sanaddadii 1990-yadii, oo wuxuuna sidoo kale la tababbartay dagaalyahannada AQ ee Ciraaq laga soo bilaabo 2003 illaa 2005. Hadda ka hor Al-Suri waxaa lagu haystay dalka Lubnaan intii u dhaxeysay 2009 illaa 2013, oo ka dibna wuxuu noqday abbaanduulaha ciidanka ee Jabhadda Al-Nusrah Front (ANF). Wuxuu ka tagay ANF sannadka markuu ahaa 2016.<\/p>\n\n<p>Taariikhdu markay ahayad 10ka bisha Seteember, 2019, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa al-Suri waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee al-Suri hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay al-Mawla la sameeyaan.<\/p>\n","protected":false},"featured_media":36350,"menu_order":0,"template":"","hostages-kidnapping":[],"gender":[3453],"crime-category":[3452],"location-country":[3659],"region":[3456],"election-interference":[],"organization":[3455,3472,3471],"dprk":[],"cyber":[],"featured-terrorist":[],"class_list":["post-133192","rewards","type-rewards","status-publish","has-post-thumbnail","hentry","gender-lab","crime-category-argaggixisonimo-shakhsi","location-country-suuriya","region-bariga-dhow-waqooyiga-afrika-iyo-bariga-dhexe","organization-al-qaacida-aq","organization-hurras-al-diin-had","organization-jabhadda-al-nusrah-anf"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/rewards\/133192","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/rewards"}],"about":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/rewards"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=133192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"hostages-kidnapping","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/hostages-kidnapping?post=133192"},{"taxonomy":"gender","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/gender?post=133192"},{"taxonomy":"crime-category","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/crime-category?post=133192"},{"taxonomy":"location-country","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/location-country?post=133192"},{"taxonomy":"region","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/region?post=133192"},{"taxonomy":"election-interference","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/election-interference?post=133192"},{"taxonomy":"organization","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/organization?post=133192"},{"taxonomy":"dprk","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/dprk?post=133192"},{"taxonomy":"cyber","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/cyber?post=133192"},{"taxonomy":"featured-terrorist","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/featured-terrorist?post=133192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}