{"id":131754,"date":"2021-07-26T23:15:29","date_gmt":"2021-07-27T03:15:29","guid":{"rendered":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/rewards\/cabdul-riza-shahlai\/"},"modified":"2022-05-19T23:09:06","modified_gmt":"2022-05-20T03:09:06","slug":"cabdul-riza-shahlai","status":"publish","type":"rewards","link":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/rewards\/cabdul-riza-shahlai\/","title":{"rendered":"Cabdul Riza Shahla\u2019i"},"content":{"rendered":"\n<p>Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $15 milyan ciddii keenta xog ku saabsan dhaqdhaqaaqyada maaliyadeed, shabakadaha, iyo saaxiibada Cabdul Reza Shahla&#8217;i, oo sidoo kale loo yaqaan &#8216;Yusuf Abu al-Karkh&#8217; iyo Xaajji Yusef. Shahla&#8217;i waa taliye sare oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iiraan\u2013Qods Force (IRGC-QF), oo xaruntiisu tahay magaalada Sanca, ee dalka Yemen. Shahla\u2019i waxaa lagu yaqaanaa oo uu leeyahay taariikh dheer oo ah inuu bartilmaameedsado dadka Ameerikaanka iyo xulafada Maraykanka oo adduun waynaha.<\/p>\n\n<p>Shahla\u2019i wuxuu qorsheeyay dilal dhowr ah oo ku aadan xoogga isbaheysiga ee ku sugan Ciraaq, wuxuu siiyay hub iyo walxaha qarxo oo uu u fidiyay kooxaha mayal-adag ee Shiicada oo wuxuu qorsheeyay weerarkii 20ka Janaayo, 2007 ee lagu qaaday Karbala, Ciraaq, ee ay ku dhinteen ciidamo Maraykan ah oo ayna ku dhaawacmeen seddex kale.<\/p>\n\n<p>Isaga oo ah maal-geliye iyo sarkaal sare oo ka tirsan IRGC, sannadkii 2011, Shahla&#8217;i wuxuu maalgeliyay oo agaasimay shirqoolkii lagu dilay safiirkii Sucuudiga u fadhiyay Maraykanka ee Washington, DC Shahla&#8217;i ayaa sidoo kale waxa uu qorsheeyay weerarro daba-socday oo gudaha Maraykanka iyo meelo kaleba ka dhacay. Haddii qorshahan uu fuli la\u2019haa, waxaa ku dhiman karay illaa 200 oo dad rayid ah oo aan waxba galabsan.<\/p>\n\n<p>Taariikhdu markay ahayd 11kii bishii Okotoobar, 2011, Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka ayaa Shahla&#8217;i u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo si Gaar ah u Magacaaban markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. Markeedii hore, sannadkii 2008, Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka ayaa u magacawday Shahla&#8217;i iyada oo la raacayo Amarka Fulinta 13438 ee khatarta ku ah nabadda iyo xasilloonida Ciraaq iyo dawladda Ciraaq. U aqoonsiyadan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Shahla&#8217;i hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Shahla&#8217;i la sameeyaan. Taa waxaa raacsan, waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, taageero maaddi ah loo gudbiyo IRGC, ayaa Mareynka u magawday inay tahay Urur Argaggixiso Shisheeye. Sidoo kale Bahrain, Ururka Qarmada Middoobay, Sacuudi Carabiya, iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa iyaguna sanadkii 2018 ku magaacabay.<\/p>\n","protected":false},"featured_media":30209,"menu_order":0,"template":"","hostages-kidnapping":[],"gender":[3453],"crime-category":[3452,3462],"location-country":[3454,3463],"region":[3456],"election-interference":[],"organization":[3464,3465],"dprk":[],"cyber":[],"featured-terrorist":[],"class_list":["post-131754","rewards","type-rewards","status-publish","has-post-thumbnail","hentry","gender-lab","crime-category-argaggixisonimo-shakhsi","crime-category-maalgelinta-argagixisada","location-country-iiraan","location-country-yemen-so","region-bariga-dhow-waqooyiga-afrika-iyo-bariga-dhexe","organization-ciidamada-ilaalada-kacaanka-islaamka-irgc","organization-ilaalada-kacaanka-islaamiga-ah-ee-corps-qods-force-irgc-qf"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/rewards\/131754","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/rewards"}],"about":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/rewards"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/30209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=131754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"hostages-kidnapping","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/hostages-kidnapping?post=131754"},{"taxonomy":"gender","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/gender?post=131754"},{"taxonomy":"crime-category","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/crime-category?post=131754"},{"taxonomy":"location-country","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/location-country?post=131754"},{"taxonomy":"region","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/region?post=131754"},{"taxonomy":"election-interference","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/election-interference?post=131754"},{"taxonomy":"organization","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/organization?post=131754"},{"taxonomy":"dprk","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/dprk?post=131754"},{"taxonomy":"cyber","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/cyber?post=131754"},{"taxonomy":"featured-terrorist","embeddable":true,"href":"https:\/\/38ec3b35-6f9f-491a-bc0d-08b6c6f4d58c.rfj.tips\/so\/wp-json\/wp\/v2\/featured-terrorist?post=131754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}