Kuhusu
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ciddii keenta xog ku saabsan weerarrada Gaza, ee Daanta Galbeed, iyo Israa’iil si loo carqaladeeyo wada-xaajoodyada nabadeed ee la xiriira heshiiskii Oslo. Tan illaa markii la saxiixay heshiiskii Oslo ee bishii Seteember 1993-dii, kooxaha argaggixisada iyo shakhsiyaadka ka soo horjeeda heshiis nabadeed oo laga wada xaajooday waxay gobolka ka fuliyeen weeraro si ay u carqaladeeyaan wada xaajoodka ayna cadaadis u saaraan dhinacyada ku lugta leh wadahadalka.

