Qaraxii duulimaadka 840 ee TWA

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe | Yurub iyo Eurasia

Abaal-marin

Ilaa 5 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan qaraxii Diyaaraddii TWA ee Duulamaadkii 840. Taariikhdu markay ahayd 2da bishii Abriil, 1986, bam ayaa ku qarxay Duulimaadka TWA 840 iyadoo ka soo duushay Rome, Itaaliya, kuna sii jeeday Athens, Gariiga. Qaraxan ayaa waxaa ku dhintay afar muwaadin oo Maraykan ah, oo ay ku jiraan ilmo yar oo 9 bilood jir ah, hooyadeed iyo ayeeydeed, kuwaas oo dhamaantood laga soo saaray diyaaradii. Shan kale oo rakaab ah ayaa ku dhaawacmay. Bayaan ka soo baxay Beirut, Qaybbaha Kacaanka Carabta ayaa sheegteen mas’uuliyadda weerarka.

Skip to content