Mahad Karate

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya

Abaal-marin

Up to $10 million

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $10 milyan ciddii keenta xog ku saabsan Mahad Karate, oo sidoo kale loo yaqaan Cabdirahman Maxamed Warsame. Karate waaa sidii ku xigeenka hooska al-Shabaab oo kale. Karatee wax buu ku leeyahay mas’uuliyad ah amarka Amniyaadka, garabka sirdoonka iyo amniga ee al-Shabaab, iyo sidoo kale dhaqaalaha kooxda.

Amniyaatka ayaa door muhiim ah ka qaata fulinta weerarada ismiidaaminta iyo dilalka qorsheysan ee ka dhaca Soomaaliya, Kenya iyo dalalka kale ee gobolka, waxayna taageero dhanka saadka ah u fidiyaan dhaqdhaqaaqyada argaggixisada ee al-Shabaab. Amniyaat-ka ayaa mas’uul ka ahaa weerarkii dhacay bishii Abriil ee sanadkii 2015-kii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa ee dalka Kenya, kaasi oo lagu dilay ku dhawaad 150 qof oo badankooda arday ahaa.

Taariikhdu markay ahayad 10ka bisha Abriil, 2015, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa Karate waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee Karate hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Karate la sameeyaan. Taas waxaa dheer, waa dembi in si oggaal ah al-Shabaab loogu fidiyo, ama la isku dayo ama loola shaqeeyo in loo fidiyo, taageero walax ama khayraad, Urur Argaggixiso Shisheeye ee Mareykanka u aqoonsaday.

Skip to content