Kuhusu
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $3 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Jacfar, oo sidoo kale loo yaqaano Amar. Jacfar waa fududeeyaha al-Shabaab iyo qorsheeye hawleed, wuxuuna soo noqday ku xigeen C/qaadir Maxamed C/qaadir oo loo yaqaan Ikrima. Jacfar ayaa sidoo kale Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka qaraxyada, waxaana uu u qaabilsan yahay weerarada Muqdisho.
