Cemil Bayik

Yurub iyo Eurasia

Abaal-marin

Ilaa 4 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa waxay bixinayaan lacag gaaraysa illaa $4 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Cemil Bayik. Bayik waa Xubin ka tirsan Guddiga Fulinta, hogaamiye sare, iyo xubin aasaase ah oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha Kurdistan (PKK), oo sidoo kale loo yaqaano Kongra-Gel. PKK waa Urur Argaggixiso Shisheeye oo uu Maraykanku u aqoonsaday (FTO).

Waaxda Hanti-dhowrka Mareynaka waxay Bayik u magacawday ka ganacsiga maandooriyaha Khaaska ah (SDNK) iyada oo la raacayo Xeerka Magacaabidda Maandooriyaha ee Kingpin (Xeerka Kingpin) ee 20ka bisha Abriil, 2011.

Skip to content