Kuhusu
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa waxay bixinayaan lacag gaaraysa illaa $2 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Cabdullah Nowbahar. Nowbahar waa qabiir ku taqassusay walxaha qarxa oo qayb ka yahay xisbiga Hezb-e Islami Gulbuddin (HIG) iyo xubin kale ee bambo sameeyaha shabakada weerarrada Cabdul Saboor. Nowbahar iyo Saboor waxay ahaayeen kuwa doorwayn ka ciyaaray oo ka qaybqaatay weerarkii dhacay 18 bisha Seteember, 2012 wuxuu ahaa weerar lagu qaaday bas waday shaqaale shisheeye ah oo u waday Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Kaabuul. Halkaasoo lagu dilay in ka badan 12 qof.
Taariikhdu markay ahayad 10ka bisha Maarso, 2016, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa Nowbahar waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee ASG hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay Nowbahar la sameeyaan.
