Cabdullaahi Yare

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya

Abaal-marin

Ilaa 3 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa 3 milyan oo dollar ku bixinaysa ciddii soo sheegta Cabdullaahi Yare oo loo yaqaan Cabdullaahi Yariisow iyo Cubeyd. Yare waxa uu door diimeed oo caan ah ku dhex leeyahay al-Shabaab, oo ah Urur Argaggixiso Shisheeye ee uu Maraykanku u aqoonsaday. Horay, Yare waxa uu ahaa madaxa warbaahinta ee Al-Shabaab u qaabilsan.

Skip to content