Kuhusu
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaya abaalmarin gaaraysa illaa $10 milyan oo doolar qofkii keena xog lagu carqaladeyn karo lacagaha ururka argagixisada ee al-Qaacida Jaziiratul Carab (AQAP) oo saldhigoodu yahay Yemen.
Cabaas Xamdaan, oo ka mid ah madaxda sare ee ururka AQAP, ahna amiirka dhaqaalaha ee kooxda.
Waa ruug-cadaa halwadeen ah, oo ka tirsan ururka AQAP, kaas oo qaabilsan hawlaha maaliyadeed ee ururka iyo qorsheynta weerarada ka dhan ka ah meelaha ay danaha Mareykanku ku jiraan ee Bariga Dhexe.
