Kuhusu
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan qarax baabuur oo dhacay taariikhdu markay ahayd 14kii bishii Juun 2002 bannaanka Qunsuliyadda guud ee Maraykanka ee Karachi, Pakistan. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay 12 qof oo rayid ah oo u dhashay dalka Pakistan, waxaana ku dhaawacmay 40 kale.
