Afduubka iyo Dilka William Higgins

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Ilaa 5 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan oo doolar ciddii keenta xog ku saabsan afduubkii iyo dilkii Korneelka Ciidamada Mariinada ee U.S. Marine Corps Colonel William Higgins. Higgins wuxuu ka mid ahaa ergadii nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee koonfurta Lubnaan markii la afduubay taariikhdu markay ahayd 17ka bisha Fibraayo, 1988. Afduubayaashii ayaa jirdilay oo su’aalo waydiiyey ka hor intaysan Higgins dilin. Higgins waxa uu ka mid ahaa 100-kii dhibanayaasha ahaa ee u badnaa reer Galbeedka, kuwaas oo ay Xizballah iyo kuwa Xizballah xiriirka la leh ee argagixisadu ay qafaalatay oo ay haysteen intii lagu jiray qalalaasaha afduub ee Lubnaan.

Skip to content