Subayit bin Xaarith

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Ilaa 10 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaya abaalmarin gaaraysa illaa $10 milyan oo doolar qofkii keena xog lagu carqaladeyn karo lacagaha ururka argagixisada ee al-Qaacida Jaziiratul Carab (AQAP) oo saldhigoodu yahay Yemen.

Subayit bin Xaarith waa mid ka mid ah madaxda sare ee ururka iyo xubin ka tirsan golaha shuurada ee ururka.

Sidoo kale loo yaqaan Abu Ghazwan al-Xadraami, bin Xaarith ayaa maamuli jiray dhaqaalaha ururka, iskuna dubaridi jiray safaradda dagaalyahannada ajnabiga ah ee galaya Yemen.

Skip to content