Afdubka duulimaadka 847 ee TWA

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe | Yurub iyo Eurasia

Abaal-marin

Ilaa 5 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan oo ay siinayo ciddii keenta xog ku saabsan afduubkii Diyaaraddii TWA ee Duulamaadkii 847 ee sannadkii 1985. Taariikhdu markay ahayd 14ka bishii Juun, 1985, argagixisadu waxay afduubteen Duulimaadka TWA 847 xilli ay ka duushay Athens kuna socotay magaalada Rome. In ka badan 17 maalmood, diyaaradda waxaa lagu qasbay in ay isku sii gudubto badda Mediterranean-ka iyada oo ay saaran yihiin 153 rakaab ah iyo shaqaale, Beirut kuna socotay Algiers iyo mar kale, iyada oo ku degtay Beirut saddex jeer. Intii lagu guda jiray joogsigii koowaad ee Beirut, afduubayaashu waxay si xun u garaaceen, ka dibna ay toogteen oo dileen, quusiyihii ciidamada badda ee Maraykanka Robert Stethem.

Taariikhdu markay ahayd 14ka bishii Nofeembar, 1985, xeerbeeg heer federaal Maraykan ah ayaa si sharci ah dacwad ugu soo oogay Cali Atwa, Maxammed Cali Xamadei, iyo Xasan Izz-al-Din doorkii ay ku lahaayeen afduubka. Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan midkiiba ciddii macluumaad ku saabsan Atwa, Xamadei, iyo Izz-al-Din.

Skip to content