Sami Jasim Maxammad al-Jaburi

Bariga dhow - Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe

Abaal-marin

Ilaa 5 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan Sami Jasim Muhammad al-Jaburi, oo sidoo kale loo yaqaan Xajji Xamid iyo Sami Jasim Maxammad al-’Ajuz. Al-Jaburi waa hoggaamiye sare oo ka tirsan Kooxda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Siiriya (ISIS) wuxuuna xubin ka yahay dhaxal sugaha kooxda ISIS ee al-Qaacida ee Ciraaq. Al-Jaburi wuxuu door muhiim ah ka qaatay maareynta dhaqaalaha howlgalada argagixisada ee kooxda ISIS.

Intii uu ahaa ku xigeenka kooxda ISIS ee koonfurta Mosul sanadkii 2014, waxaa la sheegay inuu hayay jagada wasiirka maaliyadda ee ISIS, isagoo kormeeraya hawlgallada kooxda dakhligii ka soo galayay iibka sharci darrada ahaa ee saliida, gaaska, waxyaabihii qadiimiga, iyo macdanta.

Taariikhdu markay ahayad 29ka bisha Seteember, 2015, Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa al-Jaburi waxay u magawday inay yihiin Argaggixiso Caalami oo Gaar ah markii loo hiigsaday Amarrada Dowliga ee 13224, sida la baddalay. U aqoonsigan, iyo cawaaqibyada kale darteed, dhammaan hantida, iyo danaha hanti, ee al-Jaburi hoos timaadaa xukunka Mareykanka waa la xannibay, guud ahaan shaqsiyaadka Mareykankana waxaa laga mamnuucay inay wax fulin heshiis-ganacsi ah ay al-Jaburi la sameeyaan. Taa waxaa raacsan, waa dembi in si oggaal ah loo bixiyo, ama la isku dayo ama la maleego in la bixiyo, ilo ama taageero maaddi ah loo gudbiyo ISIS, ayaa Mareynka u magawday inay tahay Urur Argaggixiso Shisheeye.

Skip to content