Dhaqdhaqaaqa Midnimada iyo Jihaadka Galbeedka Afrika (MUJWA)

Afrika – Saxaraha ka Hooseeya

Abaal-marin

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Dhaqdhaqaaqa Midnimada iyo Jihaadka Galbeedka Afrika (MUJWA) ayaa ka soo muuqday Galbeedka Afrika sanadkii 2011 ka dib markii ay ka go’een Al-Qaacidada Maqrib al-Islaami. Sannadkii 2013, kooxdu waxay ku biirtay al-Mourabituun, oo ka dibna lagu daray Jamaacatul Nusrat al-Islam wal-Muslimin (JNIM).

Wasaarada Arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa JNIM u magacaabay inay yihiin Urur Argaggixiso Shisheeye sida hoos timaada Xeerka Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadda (sida wax laga beddelay) 6da bishii Seteember, 2018kii.

Skip to content