Dilka Qunsuliyada

Koonfurta iyo Bartamaha Aasiya

Abaal-marin

Ilaa 5 milyan oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $5 milyan ku bixinaysa ciddii keenta xog ku saabsan dilalkii shaqaalaha Qunsuliyadda Guud ee Maraykanka ee 1995 Karachi, Pakistan ka dhacay. Taariikhdu markay ahayd 8da bisha Maarso, 1995, gaari cad oo siday shaqaale ka tirsan Qunsuliyada Maraykanka oo shaqada ku jiray, ayaa tagsi huruud ah uu ku hor soo leexiyay meel isgoys oo mashquul ah, taasoo keentay inuu istaago. Baabuur kale ayaa markaa ka hor istaagay in gaariga uu dhaqaaqo. Argagixiso wejiyada soo duubtay oo ku hubaysnaa qoryaha daran dooriga u dhaca ayaa rasaas ku furay gaariga, waxaana ku dhintay laba ka mid ah shaqaalaha qunsuliyadda u shaqaynayay oo mid kalena wuu ku dhaawacmay.

Skip to content