Ku saabsan

Sheekooyin Guul

Tan iyo markii la bilaabay Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ee 1984-kii, dawladda Maraykanku waxay bixisay lacag gaaraysa in ka badan $250 milyan oo doollar oo ay siisay in ka badan 125 qof kuwaas oo soo sheegay xog la isku hallayn karo oo argagixisada horkeentay caddaaladda, carqaladaysay weerarrada argagixisada ay wadaan ama maalgelinta, ama khalkhal geliyey hababka maaliyadeed ee argaggaxisadaas oo ku hawlan hawlo sharci darro ah oo lagu taageerayo maamulka Kuuriyada Waqooyi.

Skip to content