Kuhusu
Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $1 milyan ciddii keenta xog ku saabsan gantaalka miinada garabka lagu weeraray safaaradda Maraykanka ee Athens, Giriiga taarkhdu markay ahayd 12ka bisha Janayao, 2007. Kooxda sheegatay mas’uuliyadda, Halganka Kacaanka, ayaa la rumeysan yahay inay ka tirsan tahay kooxda argagixisada Giriiga 17kii Nofembar.
