Ahadon Adak

Bariga Aasiya iyo Baasifigga

Abaal-marin

Ilaa 250,000 oo doollar

Adiga kaalintaada ka qaado.

Kuhusu

Barnaamijka Abaalmarinta Caddaalaadda ayaa bixinaysa abaalmarin gaaraysa illaa $250,000 ciddii keenta xog ku saabsan Ahadon Adak, oo ah taliyaha Jabhadda Xoreynta Qaranka ee Moro (MNLF).

29ka Seteember, 2009 Jasiirradda Jolo, Filibiin, kooxda MNLF-waxay meel dhigtay walxo qarxaya oo ay ku qarxisay kolonyo gaadiid ciidan oo socda. Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay labo askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka iyo mid ka mid ah Ciidamada Filibiin. Dhibbanayaasha ayaa waxay ka mid ahaayeen hawl-gal bini’aadantinimo oo lagu dhisayo dugsi. Taariikhdu markay ahayd 21ka bisha Maajo, 2010, Garsoor Sharci oo ka howlgala Filibiin ee Deegaanka 9aad ayaa soo saaray Amar ah in Adak loo soo xiro weerarka.

Skip to content